Hooyo Somaliyeed Oo Dalka Sweden Hore Loogaga Qaatay 7Caruur Ah Oo Markale Laga Qaatay Cunigii Sideed Ee Ay Dhashay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hooyo Somaliyeed Oo Dalka Sweden Hore Loogaga Qaatay 7Caruur Ah Oo Markale Laga Qaatay Cunigii Sideed Ee Ay Dhashay.
August 6, 2020 - Written by Editor:

SWEDEN(W,N)-Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool dalka Sweden oo horey looga qaatey toddoba caruur ah oo ay dhashay ayaa shaley laga qaatay canugii sideedaad, saacado un kadib markii ay dhashey.

Hooyo Faadumo Buraanburtooy, ayaa gabadha yar markii umushey waxaa kala wareegay mas’uuliyiinta magaalo ay horey u deganeyd oo ay kasoo guurtay.

Sheekh Xuseen Faarax Warsame, oo ka mid ah Culimada Soomaliada ee Sweden ayaa sheegay in horay dhowr Carruur ah looga qaatay degmadii ay degnayed kana soo guurtay, hayeeshee Cunug ay Isbitaalka ku dhashay laga qaatay.

Waxaa uu sheegay Soomaalida ku nool dalka swden inay wadaan dadaal ku aadan sidii Hooyada Soomaaliyeed u heli laheyd dibna loogu soo celin lahaa Carruurteeda laga qaatay.

COMMENTS
LINKS