Hay’adda Xasaraddaha Adduunka Ee ICG Oo Warbixin Ka Soo Saartay Hakadka Ku Yimid Wadahaladii Somaliland Iyo Somaliya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hay’adda Xasaraddaha Adduunka Ee ICG Oo Warbixin Ka Soo Saartay Hakadka Ku Yimid Wadahaladii Somaliland Iyo Somaliya!
August 6, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Haayada Xasaradaha Aduunka Ee Magaceeda Loosoo Gaabiyo ICG Ayaa warbixin kasoo saartay hakadka ku Yimid wadahaladii Somaliland iyo Somaliland uga Socday dalka Jabuuti oo baaqday wakhtigii loogu talo galay in ay  kulmaan gudiyadii farsamo ee labada dhinac.

Sidoo kale haayada ICG Ayaa talooyin usoo jeedisay laba dhinac Ee Somaliland iyo Somaliya.

HALKAN KA AKHRI WARBIXINTA AY SOO SAARTAY  HAAYADA ICG OO ENGLISH AH;

https://www.crisisgroup.org/africa/horn-africa/somalia/somalia-somaliland-halting-embrace-dialogue?fbclid=IwAR0ZFASOLW5Gv9u5PtrBV3oGf8yIIkeWLts9tjkMTwIlXMqqGQW94t6sdaM

COMMENTS
LINKS