Hambalyo Dhalasho Farxadle Siciid Maxamuud Gahayr iyo Xamda C/llaahi Faarax | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Dhalasho Farxadle Siciid Maxamuud Gahayr iyo Xamda C/llaahi Faarax
April 14, 2014 - Written by Editor:

Hambalyo Dhalasho Farxadle Siciid Maxamuud Gahayr iyo Xamda C/llaahi Faarax

Guddoomiyaha Ururka Suxufiiyiinta Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf,

Guddoomiye Ku-xigeenka SOLJA Maxamed Cabdi Curad,hambalyo-dhalasho

Xoghayaha guud ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax,

iyo Suxufiyiinta kala ah, Khadar Maxamed Cakulle,

Madar Cabdi Axmed,

Cabdifataax Ismaaciil Mursal,

Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale),

Cabdiraxmaan Xasan Cabdi,

Cabdiwali Faarax Jaambiir,

Siciid Cawil Axmed,

Cali Jaamac Maxamed,

Muuse Faarax Jaambiir,

Khadar Iid Kaariye,

Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye,

Xayaad Maxamed Cabdilllaahi,

Sahra Cabdiwahaab Sheekh,

Saleebaan Ibraahin Xaashi,

Xasan Cumar Xasan,

Xasan Maxamed Jaamac (Baanarooma),

Hodan Cali Cajabi,

Nimco Maxamuud Ciise,

Maxamed Cabdalle,

Saleebaan Ibraahin Xaashi (Saleebaan-guray),

Nimco Cumar Maxamuud,

Safiya Cali Yuusuf,

Sahra Ciidle Nuur,

Ayaan Cabdirisaaq Jaamac,

Nafiisa Maxamuud Muuse,

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago),

Faysal Xiis Weerar (Afgaab),

Cabdiqaadir Aadan Carab,

Siciid Cabdi Xuseen,

Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig),

Cabdiraxmaan Aw Aadan Dhammeeye,

Cumar Maxamed Faarax,

Maxamed Saleebaan Cumar,

Sagal Mustafe Xasan Nuur,

Cali Xasan Sugulle,

Xasan Maal Dhidar,

Cabdiwahaab C/Rashiid Xuseen,

Axmed Maxamed Saleebaan,

Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale)

Cabdiqani Cabdillaahi Axmed (Asbaroo),

Cabdiqaadir Maxamed Ciid,

Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay),

Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre),

Cabdirashiid Cali Sheekh

Maxamed Cabdi Cumar (Cirro),

Kayse Axmed Digaale,

Khadar Macallin Deeq iyo dhammaan Suxufiyiinta reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan waxay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan

Abwaan/Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr iyo Marwadiisa Xamda Cabdillaahi Faarax oo Wiil ugu dhashay Edna Huspital ee magaalada Hargeysa Isniinta maanta oo taariikhdu ahayd 13-ka bisha afraad ee April sannadkan 2014-ka, Wiilkaas oo loo bixiyey Cadnaan Siciid Maxamuud, waxaannu leenahay Cadnaanoow soo barbaar oo noqo kii Diintiisa, Dadkiisa, Dalkiisa iyo Naftiisaba anfaca, noqo curadkii lagu badhaadho. Aammiin…..Aammiin….Aammiin..Allaah ha aqbalo.

COMMENTS
LINKS