Tacsi; Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii U Ka Baxay Marxuum Axmed Aw Cali Xuseen (Aw dheeli) Oo Ku Geeriyooday Magaalada Qaahira. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Tacsi; Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii U Ka Baxay Marxuum Axmed Aw Cali Xuseen (Aw dheeli) Oo Ku Geeriyooday Magaalada Qaahira.
August 31, 2020 - Written by Editor:

INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN,

Dhamaan Dadkan Magacyadoodu Halkan  hoos ku Qoran yihiin Waxay Tacsi Tiiraanyo leh Udirayaan Qoyskii Iyo qaraabadii Iyo Guud ahaan shacabka Reer Somaliland Ee Uu ka baxay Marxuum Axmed Aw Cali Xuseen(Aw Dheeli) oo ku Geeriyooday Magaalada  Qaahira.

Marxuum Axmed Aw Cali Xuseen (Aw Dheeli) Ayaa kamid ahaa Macalimiinta Aas Aaska u ahaa Waxbarashada Somalida Gaar Ahaan  Gayiga Somaliland isagoo macalinimada bilaabay 1959kii.

Maxruumka ayaa ku geeriyooday magaaalada Qaahira oo uu Degana Mudooyinkii Udanbeeyay iyadoo halkaasina lagu Aasay ,Waxaa Halkan Tacsi Tiiraanyo leh uga diraya qoyskii iyo qaarabadii uu ka baxay Marxuumku

Baaruud Axmed Ibraahim “Gadhyare”

Cabdikariim Xasan Caalin

Aamina Xaaji Ibraahim Xuseen iyo qoyskeeda iyo caruurteeda

Jirde Axmed Xaaji Ibraahim Iyo qoyskiisa

Cawke Jaamac Gadiid

Gen Maxamed Xasan Cabdilaahi Jidhif

Maxamuud Xuseen Nuur

Yuusuf Jaamac Xirsi

Eng Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Habane

Cabdiraxmaan Nuux Axmed (Hiiraan)

Waxaanu Ilaahay Uga baryaynaa In uu  Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo Qoyskii, qaraabadii iyo caruurtii uu ka tagay Marxuumku

Marxuumkana ilaahay qabriga ah unuuro Janatul Fardowsa Aclaa

AAMIN AAMIN

 

 

COMMENTS
LINKS