Tacsi Ku Socota Qoyska Uu Ka Baxay Marxuum Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin, Oo Ku Geeriyooday Imaaraadka Carabta. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Tacsi Ku Socota Qoyska Uu Ka Baxay Marxuum Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin, Oo Ku Geeriyooday Imaaraadka Carabta.
September 10, 2020 - Written by Editor:

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun.

Rabi naxariistii jano haka Waraabiyo waxa Magaalada Dubai ee dalka isu-taga Imaaraadka Carabta ku Geeriyooday Alle ha u naxariistee Suldaan Cismaan Cali Kooshin. Waxa Tacsi Tiiraanyo badan soo gaadhsiiyey Shabakada Xogreebnews asxaab tiro badan kusoo Ilahay uga baryey Marxuumka inuu jano fardawsa ka Waraabiyo.  Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Samir iyo Iimaan haka siiyo.

Magacyada dadka Tacsida dirayaa.

(1) Ahmed Hassan Ali like

(2)Ali Ahmed Canter

(3)Xil bashir Tukaale

(4)Rashiid caalin Abdi

(5) Ahmed Hashi like Asal

(6)A wahaab aw caqli

7)Abdi Guray Abdillahi

(8)Ibrahim caafi

(9) A Rahman Awliyo

(10) Mustafe omar yare

(1I) H Daahir Tuur

(12)Ahmed bodhleh iyo Dhamaan ilma boodhleh.

(12)A Qadir  Ali dhega qool

(13) Keyse Bushaare.

(14)dhamaan Reer Jamac Bacaluul

(15)Dhamaan Reer Hassan Ali yare

(16)Dhamaan Reer Mahamed Carab

(17)Dhamaan Reer Liibaan yare

COMMENTS
LINKS