Gudiga Qaban-qaabada Aaska Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin Oo Shaaciyay Wakhtiga Maykiisa La Keenayo Iyo Goobta Lagu Aasi Doono! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudiga Qaban-qaabada Aaska Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin Oo Shaaciyay Wakhtiga Maykiisa La Keenayo Iyo Goobta Lagu Aasi Doono!
September 11, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudida qaban qaabada Aaska Suldaankii Guud ee beesha Ciise Muuse oo ku geeriyooday dalka Emaaraadka ayaa shaaciyay wakhti maykiisa la keenayo Somaliland iyo goobta lagu aasi doono.

Sidoo kale xubnahan gudida oo iskugu jira madaxdhaqameed,siyaasiyiin iy xildhibaano katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa tacsi udiray  qoyskiisa iyo shacabka uu ka baxay suldaanku guud ahaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS