“Somaliland In Laysku Guumaysto Looma Aas-Aasin, Cidina Nagama, Sheegan Karto..”Professor Geedoole. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Somaliland In Laysku Guumaysto Looma Aas-Aasin, Cidina Nagama, Sheegan Karto..”Professor Geedoole.
September 11, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasiirkii hore ee wasaarada beeraha ee Xukuumadii Axmed siilaanyo Prof Faarax Cilmi Geedoole ayaa Ka Hadlay Arimaha muranka dhaliyay ee ka taagan saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada iyo tabashada reer awdal

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS