“Labada Laynagu Abuuray, Kursi Jacayl Iyo In Aynu Waar..”Sheekh Maxamed Aadan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Labada Laynagu Abuuray, Kursi Jacayl Iyo In Aynu Waar..”Sheekh Maxamed Aadan.
September 11, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Maxamed Aadan oo kamid ah Culimada waawayn ee somaliland ayaa khudbadii jimcaha kaga hadlay sida dad muslimiinta ah looga baahan yahay in ay ka Toobad Keenaan Dabiyada ay galeen iyo mid shakhsi iyo mid bulshoba taasi oo ilaahay lagaga helayo dambi dhaaf

Sidoo kale skheekh maxamed aadan ayaa ka hadlay laba arimood oo lagu abuuray dadka bini,aadamka ah oo kala ah kursi jacayl iyo in aynu waarno taasi oo aadan iyo xaawa ku riday n shaydaan ka faa,iidaysto.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KHUDBADA SHEEKHA;

COMMENTS
LINKS