DAAWO;-Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Oo Ka Warbixiyay Hawlgalo Ay Sameeyay Iyo Tirada Dadka Ay Kusoo Qab-Qabteen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Oo Ka Warbixiyay Hawlgalo Ay Sameeyay Iyo Tirada Dadka Ay Kusoo Qab-Qabteen.
September 12, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Taliyaha qabta ciidanka booliska ee gobolka togdheer ayaa ka warbixiyay hawlgalo ay habeenadii ugu danbeeyay ka sameeyeen magaalada burco kuwaasi oo kor loogu qaadayay abniga.

Sidoo kale taliyaha qaybta ayaa sheegay in ay gacanta ksoo dhigeen sedex qof oo looga shakisan yahay in ay lug ku leeyihiin kooxaha argagixisada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS