DAAWO;-Dekeda Berbera Oo Soo Iibsatay Taag Cusub Oo Casri Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dekeda Berbera Oo Soo Iibsatay Taag Cusub Oo Casri Ah.
September 12, 2020 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Maamulka dekeda berbera ayaa soo dhaweeyay taagii sedexaad ee ay soo iibsatay oo casri

Maareeyaha dekadaha Somaliland iyo maamulka gobolka saaxil iyo ka degmada ayaa ka hadlay muhiimda uu taagan casriga oo wata doonyo iyo dabdamis ee ay dekedu soo iibsatay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS