WAJAALE NEWS

DAAWO;-Dekeda Berbera Oo Soo Iibsatay Taag Cusub Oo Casri Ah.

BERBERA(W,N)-Maamulka dekeda berbera ayaa soo dhaweeyay taagii sedexaad ee ay soo iibsatay oo casri

Maareeyaha dekadaha Somaliland iyo maamulka gobolka saaxil iyo ka degmada ayaa ka hadlay muhiimda uu taagan casriga oo wata doonyo iyo dabdamis ee ay dekedu soo iibsatay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version