WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madax-dhaqameedka Iyo Waxgarad Ku Sugan Deegaanka Feer Feer Oo Codsi Usoo Diray Madaxwaynaha Somaliland.

JIG JIGA(W,N)-Madaxdhaqeed kasoo jeeda beesha ashraaf (reer awxasan) oo ku sugan deegaanka feer feer ee uxuduudka udhexeeya somaliya iyo itoobiya ayaa madaxwaynaha jsl ka codsaday in uu xoriyadiisa mulkiilaha astaan cable oo mudo ku xidhan magaalada hargaysa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version