DAAWO;-Odayaasha Iyo Waxgaradka Beesha Reer Fiqi Cumar Ee Ku Nool Jsl Oo Canbaareeyay Falkii Ka Dhacay Deegaanka Raaso. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Odayaasha Iyo Waxgaradka Beesha Reer Fiqi Cumar Ee Ku Nool Jsl Oo Canbaareeyay Falkii Ka Dhacay Deegaanka Raaso.
September 12, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Odoyaasha, Cuqaasha Waxgaradka Iyo Dhalinyarada Beesha Reer fiqi Cumar Ee Kunool Somaliland Ayaa  kulan ay iskugu Yimaadeen ku Cambaareeyey falkii ka dhacey degaanka Raaso Oo katirsan dawlad degaanka somalida Itoobiya kaasi oo lagu laayay dad shacab ah Waxaanay ku baaqeen in sharciga la horkeeno cidii ka danbeysey Amarka lagu laayey dadkaasi.

Sido kale Odoyaashan Iyo waxgaradkan ayaa   kasoo horjeestay gudi ay sheegeen iney Kala xadeeyeen dadka walalaha ah ee ku wada nool degaanada Raaso iyo salaxaad oo ay sheegeen iney Dhinac kaliya Ahaayeen,

Dhanka kale waxgaradka iyo dhalinyarada ayaa xukuumada madaxwayne mustafe cagjar ugu baaqay in ay talaabo deg deg ah ka qaado dadkii falkaasi ka danbeeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS