WAJAALE NEWS

“Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiiladu Ina Ayaanle, Wuxu Ahaa Inan Laga Jecel-yahay Awdal, Ee Kolba Yaanu Dhinac Udhigin”Siyaasi Ramaax.

BOORAMA(W,N)- Xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga ucid maxamuud saleebaan cali hayste ramaax ayaa ka hadlay arimo badan oo wakhtigan dalka ka taagan ayaa sheegay in  xukuumada madaxwayne biixi ay durba uhadhay 600maalmood.

 

Sidoo kale siyaasi ramaax ayaa dhaliilo culus ujeediyay xildhibaanada golaha wakiilada ee beelaha darifyada oo uu sheegay in ay bulshada usoo gudbiyaan warar been kuna fashilmeen wixii loo doortay

Halkanka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version