Masuul Sare Oo Iska Casilay Xisbiga Kulmiye, Dhaliilayna Qaabka Loo Wado Shirwaynaha Xisbiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuul Sare Oo Iska Casilay Xisbiga Kulmiye, Dhaliilayna Qaabka Loo Wado Shirwaynaha Xisbiga.
September 14, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Hanti dhowrihii hore ee qaranka siciid saleebaan oo kamid ah masuuliyiinta xisbiga kulmiye ayaa shaaciyay in uu iska casilay kamid ahaan shihii xisbiga sheegayna in uu ka leexday kumiye dhabihii lagu yaqaanay,

Sidoo kale hanta dhawrihii hore ee qaranka ayaa dhaliilay shirwaynaha xisbiga kulmiye oo uu sheegay in cidgaar ah loo afduubay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS