Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Hogaamiye Xirsi Ka Sheegay Dhismaha Wadooyinka Ceerigaabo Iyo Berbera, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Hogaamiye Xirsi Ka Sheegay Dhismaha Wadooyinka Ceerigaabo Iyo Berbera,
September 14, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo jidadka oo iyadu maamusha haayada wadooyinka gacantana ku haysa dhismaha wadooyinka berbera corridor iyo ceerigaabo ayaa a jawaabay dhaliilo iyo fashil ku yimid dhismaha wadooyinkan oo hogaamiye xirsi ka sheegay madashii qalin jabinta jaamacada hargaysa oo madaxwayne biixi goob joog ka ahaa wallow aanu jawaab waafiya ka bixinin dhaliisha xirsi ee xukuumadiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS