“Muuse Biixi Waxaan Leeyahay, Hadii Ay Askarinimo Ku Qaado, Ka Tanaasul Askari Meesha Kama Talin Karayee.”Suldaan Maxamed. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Muuse Biixi Waxaan Leeyahay, Hadii Ay Askarinimo Ku Qaado, Ka Tanaasul Askari Meesha Kama Talin Karayee.”Suldaan Maxamed.
September 14, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Suldaanka guud ee beelaha Somaliland suldaan maxamed cabdiqaadir ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada madaxwayne biixi oo uu sheegay in uu ku kacay cadaadis iyo xoog ku maamul taasi oo aan laga yeelaynay

Sidoo kale suldaan maxamed ayaa Madaxwayne biixi ugu baaqay in aan laga yeelaynin askarinimo iyo cadaadis shacabka reer somaliland wayn garanayaan halkay mariyeen dawladii siyaad bare ee africa u xooga waynayd

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS