WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Beeraha Jsl Iyo Maalgashadayaal Caalamiya Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale.

TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirka wsaarada beeraha Somaliland Axmed mumin seed oo ay weheliyaan maalgashadayaal caalami ah ayaa booqasho ku wada tagay mashruuca banka wajaale oo xukuumadu beerato qaybo kamid ah.

Sidoo kale wasiirka wasaarada beeraha iyo xubno kamid ah waftiga maalgashadayaasha ayaa ka hadlay ujeedada socdaalkooda ay ku tageen mashruuca Banka Tog Wajaale ee gobolka Gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version