WAJAALE NEWS

DAAWOO;-Agaasimaha Cusub Ee Cisbitaalka Wajaale Oo Xilkii La Wareegay

TOG WAJAALE(W,N)- Aagaasimaha cusub ee dhawaan wasiirka caafimaadku umagacaabay cisbitaalka degmada Tog wajaale ayaa maanta sirasmi ah xilkii ugala wareegay agaasimihii hore ee cisbitaalka wajaale.

Munaasibada ay xilka kulak ala wareegayeen agaasimaha cusub ee cisbitaalka wajaale iyo agaasimihii hore ayaa waxaa ka qaybgalay maamulka gobolka gabiley ka degmada Tog wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version