“Nimankan Madaxda Ah Ee Maalin Walba La Leeyahay Baloodhbay Dad Ku Haystaan, Waxaan Leeyahay Madaxtinimada Iyo Baloodhka Kala Saara”Siyaasi Rashiid, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Nimankan Madaxda Ah Ee Maalin Walba La Leeyahay Baloodhbay Dad Ku Haystaan, Waxaan Leeyahay Madaxtinimada Iyo Baloodhka Kala Saara”Siyaasi Rashiid,
September 14, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari (Sheekhul Axmar) Oo kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ayaa ka hadlay rajada laga qabo in dalka ay ka qabsoonta doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ee lagu wado in dhacdo badhtamaha 2021

Sidoo kale siyaasi rashiid ayaa ka hadlay aragtidiisa koota kuraasta baarlamaanka ee haweenka iyo beelaha la haybsooco

Dhanka kale siyaasi rashiid jaamac dhari ayaa madaxda Somaliland ugu baaqay in ay ka waantoobaan baloodha ay ku qabsanayaan dadka shacabka ah oo samcad xumo ku ah haybada qaranka

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS