DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Ujawaabay Wasiir Cabdilaahi Abokor, Sheegayna In Uu Yahay Ciil-qabe Siyaasadeed, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Ujawaabay Wasiir Cabdilaahi Abokor, Sheegayna In Uu Yahay Ciil-qabe Siyaasadeed,
September 15, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha biyaha ee xisbiga wadani ayaa ujawaabay wasiirka gaadiidka iyo jidadka oo isagu ka jawaabayay hadal hoogamiyaha xisbiga wadani ka jeediyay qalin jabintii jaamacada hargaysa

Sidoo kale xisbiga wadani ayaa cabdilaahi abokor ku tilmaamay ciilqabe siyaasadeed oo dib usoo hurinaya colaad udhaxaysay xirsi iyo isaga.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS