DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Oo Shaaciyay In Laga Helay Coronavirus Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Oo Shaaciyay In Laga Helay Coronavirus Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka
September 15, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta somaliland saleebaan cali koore oo ku sugan gobolka sool ayaa shaaciyay in baadhitaano lagu sameeyay kadib laga helay xanuunka coronavirus

Sidoo kale wasirka warfaafinta ayaa masuuliyiinta ay wada shaqaynayeen nabada soo ay iyaguna hubiyaan caafimaadkooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS