DAAWO;-Gudoomiye Faysal Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Xildhibaanadii ka Dareeraray Fadhigii Golaha, Reer Awdal Ugu Baaqay In Aanay Khal Khal Galin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiye Faysal Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Xildhibaanadii ka Dareeraray Fadhigii Golaha, Reer Awdal Ugu Baaqay In Aanay Khal Khal Galin.
September 15, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa  si adag ula hadlay xildhibaano dhawaan ka dareeraray fadhigii golaha wakiilada oo lagaga doodayay xeerka doorashooyinka kuwaasi oo ahaa xildhibaanada kasoo jeeda gobolka awdal

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa ku dhaliilay xldhibaana oo golaha fadhiyay 15sano in  ay maanta doonayaan in khal khal galiyaan shacabka reer awdal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS