DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Maanta Bilowday Inay Magaalada Ka Saarto Xoolaha Iyo Maayarka Oo Ka Hadlay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Maanta Bilowday Inay Magaalada Ka Saarto Xoolaha Iyo Maayarka Oo Ka Hadlay.
September 15, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa maanta bilowday fulinta go,aankii golaha deeganka ee  ku mudaysnaa in 15bisha laga saaro xoolaha magaalada iyadoo xaafadaha magaalada kasoo ururisay wixii xoolaha eek u sugnaa,

Sidoo kale maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa shacabka reer gabiley uga mahad celiyay sida ay ufuliyeen awaamiirtii golaha deegaanka kuwaasi oo badankooda a saaray xoolihii magaalada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS