WAJAALE NEWS

DAAWO;-Dadwaynaha Reer Gabiley Oo Si Adag Uga Horyimid Geed Sun Ah Oo Shirkad Chinese Ahi Ka Beerayso Banka Wajaale.

GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah  dadwaynaha ku dhaqan magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley ayaa si adag uga hadlay wasaarada beeraha oo shirkad ajaanib ah banka mashruuca wajaale siisay in ay  geed sun ah  ka beerto

Sdoo kale dadwaynaha ayaa fariimo isbarkan udiray wasaarada beeraha iyo madaxwayne biixi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version