DAAWO;-Odayaasha Iyo Waxgaradka Degmada Balli Cabane Oo Wax Qabad La,Aanta Ku Dhaliilay Maamulka, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Odayaasha Iyo Waxgaradka Degmada Balli Cabane Oo Wax Qabad La,Aanta Ku Dhaliilay Maamulka,
September 21, 2020 - Written by Editor:

BALLI-CABANE(W,N)-Qaarkamid ah odayaasha iyowaxgaradka iyo dhalinyarada deegaanka degmada ballay cabane ee gobolka hawd ayaa maamulka degmada ku dhaliilay waxqabad la,aan iyo maamul xumo fadhiid ah

Sidoo kale waxgaradkan ayaa baaqa udiray xukuumada madaxwayne Biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS