Dhacdo Yaable; 5 Caruur Ah Iyo Hooyadood Oo Laga Xaday Magaalada Burco, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhacdo Yaable; 5 Caruur Ah Iyo Hooyadood Oo Laga Xaday Magaalada Burco,
September 21, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N);-Shan caruur ah iyo hooyadood ayaa laga waayay guri ku yaala magaalada burco kuwaasi oo aan lahayn raq iyo ruux mudo sagaal bilood ah.

Waalidiinta iyo ehelada  caruurtan iyo hooyadood ayaa ka hadlay dhacdadan iyagoo cid gaaran ku eedeeyay xatooyada caruurtan iyo hooyadood.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS