WAJAALE NEWS

Dhacdo Yaable; 5 Caruur Ah Iyo Hooyadood Oo Laga Xaday Magaalada Burco,

BURCO(W,N);-Shan caruur ah iyo hooyadood ayaa laga waayay guri ku yaala magaalada burco kuwaasi oo aan lahayn raq iyo ruux mudo sagaal bilood ah.

Waalidiinta iyo ehelada  caruurtan iyo hooyadood ayaa ka hadlay dhacdadan iyagoo cid gaaran ku eedeeyay xatooyada caruurtan iyo hooyadood.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version