WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudiga Nashqadaynta Qaranka Oo Joojisay Fiditaanka Dhismaha Caasimada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Gudida Nashqadaynta Qaranka ayaa soo saaray awaamiir culus oo ay dhul dhigeen caasimada hargaysa kaasi oo ay ku joojisay fiditaanka dhismaha caasimada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version