DAAWO;-Maamulka Gabiley Oo Soo Afjaray Khilaaf Ka Dhex Taagnaa Ciyaartoyda Iyo Isuduwaha Ciyaaraha Ee Gobolka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Gabiley Oo Soo Afjaray Khilaaf Ka Dhex Taagnaa Ciyaartoyda Iyo Isuduwaha Ciyaaraha Ee Gobolka.
September 22, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley ayaa soo afjaray khilaaf ka dhex taagaan ciyaartoyga gobolka iyo isuduwaha wasaarada ciyaaraha ee gobolka.

Sidoo kale  waxaa halkaasi si rasmi loogu magacaabay tababarayaasha kooxaha gobolka ee kala duwan iyo muhiim u ah xidhiidhka ciyaaraha

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS