WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Gabiley Oo Soo Afjaray Khilaaf Ka Dhex Taagnaa Ciyaartoyda Iyo Isuduwaha Ciyaaraha Ee Gobolka.

GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley ayaa soo afjaray khilaaf ka dhex taagaan ciyaartoyga gobolka iyo isuduwaha wasaarada ciyaaraha ee gobolka.

Sidoo kale  waxaa halkaasi si rasmi loogu magacaabay tababarayaasha kooxaha gobolka ee kala duwan iyo muhiim u ah xidhiidhka ciyaaraha

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version