Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Somaliland Oo Hirgalisay Mareego lagu Kaydin Doono Xogta Dawlada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Somaliland Oo Hirgalisay Mareego lagu Kaydin Doono Xogta Dawlada.
September 22, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada somaliland ayaa daah furtay wajigii koowaad ee e government ka jsl Kaasi oo ay kasoo qaybgaleen agaasimayaasha wasaaradaha .

Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada somalland Dr cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi jibriil ayaa faah faahin ka bixiyay , mareegaha dawlada ee ay hirgaliyeen iyo xogata laga heli doono,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS