DAAWO;-Sheekh Cabdilaahi Sh, Cali Jowhar Oo Sheegay In Dhul Uu Leeyahay Xoog Lagaga Qaaday Iyo Cida Ka Danbaysa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Cabdilaahi Sh, Cali Jowhar Oo Sheegay In Dhul Uu Leeyahay Xoog Lagaga Qaaday Iyo Cida Ka Danbaysa!
September 22, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Sheekhul  baladka Magaalada Boorama Sheikh Cabdilaahi Sheikh Cali Jawhar ayaa Sheegay in dhul uu leeyahay xoog lagaga qaaday kaasi oo uu ka danbeeyo maayarka magaalada

Sidoo kale sheikh cabdilaahi ayaa ka waramay waxyaabo dhexmaray maayarka iyo ficilada uu kaga fal celiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS