WAJAALE NEWS

DAAWO;-Sheekh Cabdilaahi Sh, Cali Jowhar Oo Sheegay In Dhul Uu Leeyahay Xoog Lagaga Qaaday Iyo Cida Ka Danbaysa!

BOORAMA(W,N)-Sheekhul  baladka Magaalada Boorama Sheikh Cabdilaahi Sheikh Cali Jawhar ayaa Sheegay in dhul uu leeyahay xoog lagaga qaaday kaasi oo uu ka danbeeyo maayarka magaalada

Sidoo kale sheikh cabdilaahi ayaa ka waramay waxyaabo dhexmaray maayarka iyo ficilada uu kaga fal celiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version