WAJAALE NEWS

DAAWO;-Siyaasi Cabdilaahi Dheere Oo Ka Hadlay Khilaaf Beeshiisa Dhexdeeda Ah Oo Taagan Caleemo Saarka Suldaan Iyo kulamo Lagu Balansanaa Oo Baaqday.

BOORAMA(W,N)-Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Waxbarashada Somaliland ee xukuumadii Axmed Siilaanyo Cabdilaahi Dheere Oo Mudo dheerna ahaa xoghayaha golaha guurtida somaliland  Ayaa ka hadlay khilaaf beesha jabraacin dhexdeeda ah oo ka dhashay caleemo saarka suldaan beesha qaar wadato

Sidoo kale siyaasi cabdilaahi dheere ayaa faah faahin ka bixiyay arimo isku soo dhawayn beesha dhexdeeda ah oo uu mudo ujoogay magaalada boorama iyo cida dhinacooda ka baxday  kulan ay ku balan sanaayeen.

Dhanka kale siyaasi cabdilaahi dheere ayaa shaaciyay mawqiifka uu ka taagan yahay khilaafka ka dhashay caleemo saarka suldaankan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA W ARKAN;

Exit mobile version