DAAWO;-Dadwaynaha Ku Dhaqan Xaafada Xaraf Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shirkada Sompower Oo Caqabad Ku Noqotay In Ay Laydh Helaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dadwaynaha Ku Dhaqan Xaafada Xaraf Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shirkada Sompower Oo Caqabad Ku Noqotay In Ay Laydh Helaan.
September 22, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dadwaynaha ku dhaqan xaafada xaraf ee Duleedka magaalada hargaysa ayaa cabasho xoogan ka Muujiyay shirkada sompower oo caqabad ku noqotay in ay Bulshadani Helaan Laydh Iyagoo Eedo culus ujeediyay shirkada sompower.

Sidoo kale Dadwaynaha Reer Xaraf Ayaa soo bandhigay Dhibaatooyinka iyo dhaqaale ay ku xidhay in ay helaan laydh Balse hada ay bi

Dhanka kale Dadwaynaha ku dhaqan xaafada xaraf ayaa sooo dhaweeyay shirkada indha birta oo ugaysay laydhkeeda kaasi oo ay mudo dheer sugayeen in ay heleen

Bulshada Reer Xaraf ayaa sidoo kale dhaliilo xoogan ujeediyay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta oo isagu awood dheeraada Iyo ku Takrifal Awoodeed Usameeyay Shirkada Sompower.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS