DAAWO;-Sheekh Cabdilaahi Sh, Cali Jawhar Oo War Cusub Kasoo Saaray Dhul Xoog Maamulka Boorama kaga Qaadayeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Cabdilaahi Sh, Cali Jawhar Oo War Cusub Kasoo Saaray Dhul Xoog Maamulka Boorama kaga Qaadayeen.
September 23, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Sheekhul baladka magaalada boorama sheikh cabdilaahi sheikh cali jawahar oo maalintii shalay ahayd baahiyay in maayarka boorama xoog ku dhisanayo dhul uu ku leeyahay magaalda boorama ayaa maanta war kale oo cusub kasoo saaray murankii dhulkiisa ka taagnaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAW WARKAN;

COMMENTS
LINKS