DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Ka Hadlay Shaqaale Dawlada Hoose Katirsan Oo Hanti Dhowrku Xidh Xidheen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Ka Hadlay Shaqaale Dawlada Hoose Katirsan Oo Hanti Dhowrku Xidh Xidheen.
September 23, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa markii uhoraysay ka hadlay shaqaale dawlada hoose katirsan oo dhawaan ay xabsiga utaxaabeen xafiiska hanti dhawraha guud ee qaranka.

Sdoo kale maayarka magaalada gabiley ayaa ka hadlay qorshaha magaalada iyo wajigiisa labaad oo ay ku talo jiraan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS