WAJAALE NEWS

DAAWO;-Hogaamiye Xirsi Oo Markale Soo Bandhigay Balanqaadyadii Xisbiga Kulmiye Ee Aanay Fulinin,

HARGAYSA(W,N)-Hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan oo ka qaybgalay munaasibad lagu xusayay maalinta dadka naafada ah ayaa sheegay in xisbiga kulmiye aanu fulinin balqan qaadyadiisii isagoo xusay in xataa aanay fulinin dadka naafada ah ugu jirtay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version