DAAWO;-Wakiilka Dalka Ingiriiska Ufadhiya Caasimada Somaliand Oo La layeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wakiilka Dalka Ingiriiska Ufadhiya Caasimada Somaliand Oo La layeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya!
September 23, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Tvga Codka Bariga Africa ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Wakiilka dalka ingiriiska ufadhiya caasimada somaliland ee hargaysa Kaasi lagula yeeshay luuqada engiriisiga ah.

 

Sidoo kale Wakiilka xafiiska ingiriiska ufadhiya caasimada hargaysa ayaa wax laga waydiiyay deeqaha waxbarsho ee ay dawlada ingiriisku siiso somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

COMMENTS
LINKS