“Waxaan Soo Jeedin Lahaa In La Baajiyo Shirwaynaha Kulmiye, Iyadoo La Raacayo Hadalkii Buurmadow Madaxwayne Biixina Ha Iska Wareejiyo Kursiga Gudoomiyaha,Cali Qoryoolay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaan Soo Jeedin Lahaa In La Baajiyo Shirwaynaha Kulmiye, Iyadoo La Raacayo Hadalkii Buurmadow Madaxwayne Biixina Ha Iska Wareejiyo Kursiga Gudoomiyaha,Cali Qoryoolay
September 27, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qoraa Cali Dool Axmed Ayaa Ka Hadlay Xaalada Dalka Isagoo Taageeray hadalkii boqor Cismaan Buurmadow Ee uu ka yidhi xaalada dalka iyo xaqiiqada uu soo bandhigay ee ku saabsan maamulka madaxwayne biixi.

Sidoo kale Cali Qoryoolay ayaa sheegay in qofka ugu nasteexaysay madaxwayne biixi ee la hadla hadalada uu usoo jeediyaanay ay yihiin kuwo kuu dan ah,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS