HARGAYSA(W,N)-Qoraa Cali Dool Axmed Ayaa Ka Hadlay Xaalada Dalka Isagoo Taageeray hadalkii boqor Cismaan Buurmadow Ee uu ka yidhi xaalada dalka iyo xaqiiqada uu soo bandhigay ee ku saabsan maamulka madaxwayne biixi.
Sidoo kale Cali Qoryoolay ayaa sheegay in qofka ugu nasteexaysay madaxwayne biixi ee la hadla hadalada uu usoo jeediyaanay ay yihiin kuwo kuu dan ah,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;