DAAWO;-Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Deegaanada Gobolka Gabiley Ee Uu Ka Socdo Mashruuca Biji. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Deegaanada Gobolka Gabiley Ee Uu Ka Socdo Mashruuca Biji.
September 27, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha ooay weheliyaan maayarka caasimada hargaysa,maareeyaha wakaalada biyaha ee hargaysa badhasaabka gobolka gabiley iyo gudoomiyaha degmada arabsiyo ayaa soo kormeeray deegaanada uu ka socda mashruuca biji oo dawlada jarmalku ugu deeqday Somaliland kaasi oo lagu hagaajinayo dhulka beeraha ee jeex jeexyadu ay kasameeyaan dooxyadu lagu xidhayo biyaha oo ay ka faa,iidaysanayaan beeralayda gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS