Madaxweyne Biixi Hadii Uu Ganacsade Noqdey Dalkii yo Dadkiiba Wuu Khiyaameeyay!W/Q;Najiib Ismaaciil. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Biixi Hadii Uu Ganacsade Noqdey Dalkii yo Dadkiiba Wuu Khiyaameeyay!W/Q;Najiib Ismaaciil.
September 27, 2020 - Written by Editor:

Madaxweyne Biixi Hadii Uu Ganacsade Noqdey Dalkii yo Dadkiiba Wuu Khiyaameeyay,Baaralmaanka Tagayaa Maxay Maamuus Ka Xayuubin Ugu Samayn Waayeen.W/Q;Najiib Ismaaciil.

Waxeynu Ognahey Hogaamiye Kasta, Oo Dunida Caalamka Maanta Dalka Kastaba horjoogaha u ahi Gaal iyo Islaamba Waxey Leeyihiin Cid ay Xurmeeyaan, oo ay Ixtiraam Gaar ah u Hayaan haba ugu horeeyaan Shacabka ay Xukumaane,  Qeybahooda kaka Duwan Marka Maamulkaasi haysto jidkii Toosnaa ee Loofa baahnaa in xumada Ku Hogaamiyo, iyadoo Laga soo Gudbey Guud ahaanba Xukunadii Kalitaliska ahaa  ee  Wadamada Afrika Beryaha Qaar Ka jirey.

Marka Maanta Si dhab ah loo eego Maamulka Somaliland, iyo Xukuumada Madaxweyne Biixi Hogaaminayo Cid kasta oo Muraad Ka Galo Xafiiska amadaxweynuhu hadii uu Sheekh Yahey iyo Hadii uu Shariif yaheyba iyo Hadii uu Yahay Kuwa Xukuumadiisa katirsan Waxey la Noqotaa in ay Filim Daawanayaan ama Tabtii Filimada Gaaladu Sameyso ee Khiyaamada Isu Awoodsheegashada iyo Mala Awaalka Badani ku jirey Tisaale ahaan Tabta Boosku u Dhaqmo khaayinka Weyni ma Ixtiraamo Xataa Kuwa isaga la jira ee la Shaaqrynaya,  Madaxweynuhu Ganacsigii Somaliland oo dhan Wuxuu Qorsheystay in uu Mid Walba Qeyb Ka Noqdo, Shirkadaha Diyaaradaha ee La Sheegayo in uu Isagu Wakiil Ka Noqdo, Shidaalkii Dalka oo dhan iman Jirey in uu Kalidii keeno, o Haamihii Berbera isaga Kooto ugu Xidhnaadaan, Markabkii Shidaal keenayaaba Kooto Ugu Xudhnaado, Shacabkii iyo Bulshadii iyo Umadii uu Madaxweynaha Madaxweynaha ahaana lagula Dhaqmo Been, iyo Ixtieaam Darro, ito BalanDaro cid Run Loo Sheegayaaba aanay jirin Qof Walba Waagu Xagiisa Dambe ayuu ka barayaa Qof.

Xoghayntiisa Haddaan Tusaale qaato Madaxweynuhu uma Reebin Mustaqbal Siyaasadeed, Sababtoo ah Dadkii ooo dhan iyo Siyaasiyiintii ayuu ka hor Keenay,Waar Maxaad Hebel iigu keeni Weyday Numbarka iiga Qor Waaryaa Hebel iisoo daa Waxaas oo dhan oo aanay Waxba ka jirin, Dalkii iyo Dadkiiba Wuu Baaba,ay Maanta Maalin uu Ka Xun yahayna Majirto, Miyaanay aheyn in Baarlamaankan Tagaya ee Wakhtigoodii Dhamaaday, at Mooshin Maamuus Ka Xayuubin ah Ku Qaadaan Oo Wakhtiga ka Faa,idaystaan ulayn Bari iyagoo Sharaf Darro Ah ayay Albaabka ka Baxayaane, Mar Hadii Madaxweynihii Ganacsade Noqdey, oo Fartii La Qaadaba Doonayo in uu Isagu Qeybta Ugu Weyn ka Noqdo oo aanu Cidna Xurmaynin Maca Raga Xukuumadiisa Katirsan Miyaanay aheyn in ay Fursada Ka faa,ideystaan oo Ay Muuse Biixi Dalka iyo Dadka uga Gurmadaan.

QALINKII;-Najiib Ismaaciil Maxamed.

Somaliland Gabiley

Tell:-0634466339

 

COMMENTS
LINKS