DAAWO;-Qaabkii Ay Udhacday Ansixintii Xeerka Doorashooyinka Jsl Ee Golaha Wakiiladu! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qaabkii Ay Udhacday Ansixintii Xeerka Doorashooyinka Jsl Ee Golaha Wakiiladu!
September 27, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ayaa dood dheer iyo buuq maalmihii udanbeeyay hadheeyay golaha kadib qodob ugu codeeyay xeerka doorashooyinka kaasi oo waxka badal lagu sameeyay islamarkaana ay mudanayaashu laaleen qodobo ku jiray

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA QAABKII UU UDHACAY ANSIXINTA XEERKA DOORASHOOYINKA EE GOLAHA WAKIILADA MAANTA MEELMARIYEEN;

COMMENTS
LINKS