DAAWO;-Siyaasi Ramaax Oo Wasiirka Beeraha Jsl Ku Eedeeyay In Uu Ku Fashilmay Shaqadii Qaranka, Una Soo Jeediyay In Uu Is Casilo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Ramaax Oo Wasiirka Beeraha Jsl Ku Eedeeyay In Uu Ku Fashilmay Shaqadii Qaranka, Una Soo Jeediyay In Uu Is Casilo.
September 27, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Xoghayaha Arimaha bulshada ee xisbiga ucid Maxamuud cali hayse ramaax ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka wasaarada beeraha Somaliland oo uu sheegay in uu ku fashilmay shaqadii uu qaranka uhayay.

Sidoo kale siyaasi ramaax ayaa nasiib daro ku tilmaamay in wasaaradu ogaan waydo geed sun oo shirkad shiinaha ay siisay in ay ku beerto banka wajaale balse ay ka noqotay isla wasaaradu

Dhanka siyaasi ramaax ayaa wasiirka beeraha axmed muumin seed ugu baaqay in uu iska casilo xilka wasaarada maadaama uu ku fashilmay shaqadii loo igmaday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAA,KA WARKAN;

COMMENTS
LINKS