DAAWO;-Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Dhir Beeris Ka Bilaabay Jidadka Magaalada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Dhir Beeris Ka Bilaabay Jidadka Magaalada.
September 27, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka Degmada Tog Wajaale ee gobolka gabiley ayaa maanta dhul beeris ka bilaabay jidadka hawlaha ee magaalada taasi oo kor loogu qaadayo bilicda magaalada.

Dhir beerista oo laga hirgaliyay goobaha muhiimka ee magaalda sida cisbitaalka wajaale,dugsiyada waxbarasho ee magaalada iyo jidadka faras magaalaha ayaa waxaa qayb laxaadle ka qaatay ururka Taakulo oo iyagu isku xilqaamay in magaalada bilicdeeda kor loo qaado.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS