WAJAALE NEWS

Hambalyo Meher; Khaalid Cabdiqaadir Muxumed Iyo Habi Aadan Ibraahim Oo Maanta Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargaysa.

Waxaan Halkan Hambalyo Meher Wacan Iyo bogaadin uga Diraynaa Mudane Khaalid Cabdiqaadir Muhumed Iyo Marwadiisa Habi Aadan Ibraahin Oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Magaalda Hargaysa Waxaan Leeyahay  Noqda Qoyskii isku waara Ee  ubad khayr qabana kala hela.

BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WA JAMACA BAYNA KUMA BIL KHAYR AW FIL KHAYR.

Waxaana Hambalyadan Diraya Dadka Halkan Ay ku Qoran Yihiin Magacyadoodu;

Cali Cabdiqaadir Muxumed, Xaaskiisa Iyo caruurtiisa

Yuusuf Jaamac Xirsi Iyo Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa

Saleebaan Sheekh Maxamed Saleebaan Iyo Xaaskiisa Iyo caruurtiisa

Garyaqaan Xuseen Fadal Xaaskiisa iyo caruurtiisa

Cabdifataax Cali Cilmi Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

Cabdifataax cali cabdilaahi

Garsoore Maxamuud Cabdirasaaq

Cabdicasiis cabdilaahi Caalin Iyo qoyskiisa

Waxaan leenahay noqdo qoyskii lagu nasto ee kala helo Ubad Khayr Qaba,

Aamin Aamin.

 

Exit mobile version