Wasaaradda Caddaalada Jsl & Gudi Hoosaadka Arimaha Shuruucda Golaha Wakiilada Oo Kulan Yeeshay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaaradda Caddaalada Jsl & Gudi Hoosaadka Arimaha Shuruucda Golaha Wakiilada Oo Kulan Yeeshay.
October 15, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta Wasaarada cadaalada Somaliland iyo gudi hoosaadka arimaha shuruucda ee golaha wakiilada jsl ayaa kulan yeeshay kaasi oo lagu falanqaynayay xeer muhiim oo khuseeyay laba dhinac.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS