WAJAALE NEWS

DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Hawd Oo Ka Warbixiyay Halka Ay Marayso Wado Isku Xidhi Doonta Baligubadle Iyo Dhagax Buur,

HARGAYSA(W,N)-Badhasaabka gobolka Hawd oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada hargaysa ayaa ka warbixiyay xaalada gobolka iyo qorshayaasha horumarineed ee ka socda iyo halka ay marayso wado isku xidhi doonta baligubadle iyo deegaanada dawlad deegaanka somalida itoobiya gaar ahaan dhagax buur.

Sidoo kale badhasaabka gobolka Hawd ayaa ka hadlay shirwaynihii kulmiye qorshihii golaha dhexe lagaga saaray badhasaabyada gobolada dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version